Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

handaawad

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Ubbo tolay ah oo weesada lagu qaato.

Erayo la-mid ah

handabo/dh Xaalad nafsaani ah oo qofka ku qasabta waxa uu jecelyaha…handad1. ld hanfad ¹, hanfaf. (-dyo, m.dh) Hinqasho, boodid. 2. ld…handad/mg1 (-day, -dday) 1. (f.g) Qof u cagajuglayn. 2. (f.mg) Boo…handadaadCabsi gelin cid loo gaysto. ld haddidid.handadiCid sasin. ld hanfadi.handadid1. ld handad ¹, hanfadid. eeg handad². 2. ld haddidid.handadinld hanfadin.handaraabBir albaabada lagu qataaro qufulkana lagu xiro.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms