Qaamuuska Asalka
hanfaafurrayso
(-stay, -satay)Falg3
Macnaha
Cunto yar qadada ama cashada ka hor sii cunid.
Erayo la-mid ah
hanfaafurraysashold hanfaafurraysad, hanfaafuraaysi.hanfaafuryoCunto yar oo qadada ama cashada ka hor la cuno. ld hanfaafurā¦hanfadIllaawidda wax la illaawo degdegsiinyo iyo fudayd dartiis. lā¦hanfadKa h.: Wax degdegsiinyo iyo fudayd dartiis la illaawid. ld hā¦hanfadeQof illow-shiinyo badan oo fududhanfariirArgaggax; didmo; sas. ld anfariir¹.hanfariirBixid, argagixid. ld anfariir².hanfariiriCabsiin, nixin. ld anfariiri.

