Qaamuuska Asalka
hanfade
(-dayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Qof illow-shiinyo badan oo fudud
Erayo la-mid ah
hanfaafurraysashold hanfaafurraysad, hanfaafuraaysi.hanfaafurraysoCunto yar qadada ama cashada ka hor sii cunid.hanfaafuryoCunto yar oo qadada ama cashada ka hor la cuno. ld hanfaafurā¦hanfadIllaawidda wax la illaawo degdegsiinyo iyo fudayd dartiis. lā¦hanfadKa h.: Wax degdegsiinyo iyo fudayd dartiis la illaawid. ld hā¦hanfariirArgaggax; didmo; sas. ld anfariir¹.hanfariirBixid, argagixid. ld anfariir².hanfariiriCabsiin, nixin. ld anfariiri.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
