Qaamuuska Asalka
hamuuntir
MagacLafdheeri
Macnaha
Cunto yar oo hamuunta la isaga bi'iyo.
Erayo la-mid ah
hamuuDigir duban oo marka la karinayo aan si fiican loo bislayn. …hamuudoNagaar dhulka ku faalala oo miro yaryar, dhannaan oo la cuno…hamuumanQof hammuun qaba ahaansho.hamuumnaanld hammuumnaansho.hamuumnaansho/dh ld hamuumnaan.hamuunRabitaan saa'id ah oo cunto loo qabo aroortii.hamuun1. Wax aad u rabid. 2. Cunto aad u rabid.hamuungorgorSugid la'aanta la sugi waayo cunto dab saaran ama bisil hamu…

