Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hamuu

MagacLafdheeriUrursi

Macnaha

Digir duban oo marka la karinayo aan si fiican loo bislayn. ld hamuu'.

Erayo la-mid ah

hamuudoNagaar dhulka ku faalala oo miro yaryar, dhannaan oo la cuno…hamuumanQof hammuun qaba ahaansho.hamuumnaanld hammuumnaansho.hamuumnaansho/dh ld hamuumnaan.hamuunRabitaan saa'id ah oo cunto loo qabo aroortii.hamuun1. Wax aad u rabid. 2. Cunto aad u rabid.hamuungorgorSugid la'aanta la sugi waayo cunto dab saaran ama bisil hamu…hamuuntirCunto yar oo hamuunta la isaga bi'iyo.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms