Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hamuun

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Rabitaan saa'id ah oo cunto loo qabo aroortii.

Erayo la-mid ah

hamuuDigir duban oo marka la karinayo aan si fiican loo bislayn. …hamuudoNagaar dhulka ku faalala oo miro yaryar, dhannaan oo la cuno…hamuumanQof hammuun qaba ahaansho.hamuumnaanld hammuumnaansho.hamuumnaansho/dh ld hamuumnaan.hamuungorgorSugid la'aanta la sugi waayo cunto dab saaran ama bisil hamu…hamuuntirCunto yar oo hamuunta la isaga bi'iyo.hamuuntirQof cunto yar oo hamuun lagu bi'iyo siin.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms