Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hamuudo

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Nagaar dhulka ku faalala oo miro yaryar, dhannaan oo la cuno leh.

Erayo la-mid ah

hamuuDigir duban oo marka la karinayo aan si fiican loo bislayn. …hamuumanQof hammuun qaba ahaansho.hamuumnaanld hammuumnaansho.hamuumnaansho/dh ld hamuumnaan.hamuunRabitaan saa'id ah oo cunto loo qabo aroortii.hamuun1. Wax aad u rabid. 2. Cunto aad u rabid.hamuungorgorSugid la'aanta la sugi waayo cunto dab saaran ama bisil hamu…hamuuntirCunto yar oo hamuunta la isaga bi'iyo.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms