Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

halgan

MagacLafdheeri

Macnaha

Hawl ama wax kale oo qabashadooda loo dagaallamo ama loollan loo galo.

Erayo la-mid ah

halgaad1. Wax sida ul, bur, qori ah oo gacanta lagu tuuro si wax lo…halgaadWaran, ul iwm cid ku tuurid.halgaadeeUl weyn wax la dhicid.halgameMadaxa herinta, xagga toogta iyo ilaalinta habdhaqankooda.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms