Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

halgaadee

(-deeyay, -deysay)
Falg2

Macnaha

Ul weyn wax la dhicid.

Erayo la-mid ah

halgaad1. Wax sida ul, bur, qori ah oo gacanta lagu tuuro si wax lo…halgaadWaran, ul iwm cid ku tuurid.halgameMadaxa herinta, xagga toogta iyo ilaalinta habdhaqankooda.halganHawl ama wax kale oo qabashadooda loo dagaallamo ama loollan…halganHerinta inta ugu toog badan marka hargaantiga laga reebo.halganWax u dagaalamid ama u loollamid.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms