Qaamuuska Asalka
halgame
(-mayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Madaxa herinta, xagga toogta iyo ilaalinta habdhaqankooda.
Erayo la-mid ah
halgaad1. Wax sida ul, bur, qori ah oo gacanta lagu tuuro si wax lo…halgaadWaran, ul iwm cid ku tuurid.halgaadeeUl weyn wax la dhicid.halganHawl ama wax kale oo qabashadooda loo dagaallamo ama loollan…halganHerinta inta ugu toog badan marka hargaantiga laga reebo.halganWax u dagaalamid ama u loollamid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
