Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

halgaad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Wax sida ul, bur, qori ah oo gacanta lagu tuuro si wax loogu dhufto. 2. Tuuryo gacameed. 3. H. ah: ul weyn.

Erayo la-mid ah

halgaadeeUl weyn wax la dhicid.halgameMadaxa herinta, xagga toogta iyo ilaalinta habdhaqankooda.halganHawl ama wax kale oo qabashadooda loo dagaallamo ama loollan…halganHerinta inta ugu toog badan marka hargaantiga laga reebo.halganWax u dagaalamid ama u loollamid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms