Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

habarjinni

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Naag jinni ah oo la aaminsanyahay in ay ku nooshahay meelaha biyuhu ku jiraan.

Erayo la-mid ah

habaabH. ah: dabinkabood; lumid. ld habow¹ (2).habaabiQof marinka toosan ka weecin.habaabidld habow¹.habaabinld habaabis.habaarDhibaato cid Eebbe looga baryo.habaarCid belaayo haleesha Ilaah uga baryid.habaaranWax habaar ku dhacay noqosho.habaaranWax habaar ku dhacay ahaansho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms