Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

habaar

MagacLafdheeri

Macnaha

Dhibaato cid Eebbe looga baryo.

Erayo la-mid ah

habaabH. ah: dabinkabood; lumid. ld habow¹ (2).habaabiQof marinka toosan ka weecin.habaabidld habow¹.habaabinld habaabis.habaaranWax habaar ku dhacay ahaansho.habaaranWax habaar ku dhacay noqosho.habaarnaanld habaarnaansho.habaarnaansho/dh ld habaarnaan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms