Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

habaabi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Qof marinka toosan ka weecin.

Erayo la-mid ah

habaabH. ah: dabinkabood; lumid. ld habow¹ (2).habaabidld habow¹.habaabinld habaabis.habaarDhibaato cid Eebbe looga baryo.habaarCid belaayo haleesha Ilaah uga baryid.habaaranWax habaar ku dhacay noqosho.habaaranWax habaar ku dhacay ahaansho.habaarnaanld habaarnaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms