Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

habaaran

(-rmay, -rantay; -rmi)
Falmg1

Macnaha

Wax habaar ku dhacay ahaansho.

Erayo la-mid ah

habaabH. ah: dabinkabood; lumid. ld habow¹ (2).habaabiQof marinka toosan ka weecin.habaabidld habow¹.habaabinld habaabis.habaarDhibaato cid Eebbe looga baryo.habaarCid belaayo haleesha Ilaah uga baryid.habaarnaanld habaarnaansho.habaarnaansho/dh ld habaarnaan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms