Qaamuuska Asalka
haaneedso
(-saday, -satay)Falmg3
Macnaha
1. Hal godlan si loo maalo isbahardaadin. 2. Hal haaneedka ka maalid iyada oo dhiilka jilibka lagu hayo ama la saarayo.
Erayo la-mid ah
haan1. Weel aagaanka ka weyn, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo …haan1. Galowda, rubadda. 2. Weel yar, saab iyo haruub leh oo biy…haandawacoAdaahi.haandhurwaa1. Dhoondhurwaa; adaahi; haandawaco. 2. Buulallo weyn oo qur…haaneed1. Dhinaca bidixeed ee geela laga istaago marka la lisayo. 2…haaneed1. Hal iyadoo bidixda laga taaganyahay haruubka jilibka lagu…haaneedi1. Haaneed ka dhigid; qurxin. 2. Lisid u diyaarin (geed). 3.…haaneedidld haaneedis.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
