Qaamuuska Asalka
haaneedi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. Haaneed ka dhigid; qurxin. 2. Lisid u diyaarin (geed). 3. ld haneed².
Erayo la-mid ah
haan1. Weel aagaanka ka weyn, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo …haan1. Galowda, rubadda. 2. Weel yar, saab iyo haruub leh oo biy…haandawacoAdaahi.haandhurwaa1. Dhoondhurwaa; adaahi; haandawaco. 2. Buulallo weyn oo qur…haaneed1. Dhinaca bidixeed ee geela laga istaago marka la lisayo. 2…haaneed1. Hal iyadoo bidixda laga taaganyahay haruubka jilibka lagu…haaneedidld haaneedis.haaneedisHaaneedka iska taagid oo lisid(geel). ld haaneedid.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
