Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

haandhurwaa

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Dhoondhurwaa; adaahi; haandawaco. 2. Buulallo weyn oo quraanyada geeedaha dushooda ka samaysata.

Erayo la-mid ah

haan1. Weel aagaanka ka weyn, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo …haan1. Galowda, rubadda. 2. Weel yar, saab iyo haruub leh oo biy…haandawacoAdaahi.haaneed1. Dhinaca bidixeed ee geela laga istaago marka la lisayo. 2…haaneed1. Hal iyadoo bidixda laga taaganyahay haruubka jilibka lagu…haaneedi1. Haaneed ka dhigid; qurxin. 2. Lisid u diyaarin (geed). 3.…haaneedidld haaneedis.haaneedisHaaneedka iska taagid oo lisid(geel). ld haaneedid.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms