Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

haaneed

(-dyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dhinaca bidixeed ee geela laga istaago marka la lisayo. 2. Hab wanaagsan, habsami.

Erayo la-mid ah

haan1. Weel aagaanka ka weyn, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo …haan1. Galowda, rubadda. 2. Weel yar, saab iyo haruub leh oo biy…haandawacoAdaahi.haandhurwaa1. Dhoondhurwaa; adaahi; haandawaco. 2. Buulallo weyn oo qur…haaneedi1. Haaneed ka dhigid; qurxin. 2. Lisid u diyaarin (geed). 3.…haaneedidld haaneedis.haaneedisHaaneedka iska taagid oo lisid(geel). ld haaneedid.haaneedsashold haaneedsad.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms