Qaamuuska Asalka
gurijoog
MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
1. Haweeney aqalkeeda ka shaqaysa oo aan shaqo kale lahayn. 2. Xayawaanka dadka la nool, sida bisadda eeyga iwm.
Erayo la-mid ah
guri1. Hooy; aqal. 2. G. ah: nafley heshay difaac ka celiya waxy…guri1. Nafley irmaan, maalid iyo nuugid ka dhaafid. 2. La g.: ci…guri-kuharDad iyo duunyo inta jilicsan oo aan ka fogaan karin guriga h…guricasXero la degganaa oo markaas laga guurey.guridld gurniin.guridambaysCarruur isku hooyo ah kan ugu dambeeya.guridambaysnimoGuridambays ahaansho.guriggalLaba qof oo isguursaday markii ugu horraysay si rasmi ah gur…

