Qaamuuska Asalka
guriggal
(-alay, -ashay; -geli)Falmg1
Macnaha
Laba qof oo isguursaday markii ugu horraysay si rasmi ah guri u wada gelid.
Erayo la-mid ah
guri1. Hooy; aqal. 2. G. ah: nafley heshay difaac ka celiya waxy…guri1. Nafley irmaan, maalid iyo nuugid ka dhaafid. 2. La g.: ci…guri-kuharDad iyo duunyo inta jilicsan oo aan ka fogaan karin guriga h…guricasXero la degganaa oo markaas laga guurey.guridld gurniin.guridambaysCarruur isku hooyo ah kan ugu dambeeya.guridambaysnimoGuridambays ahaansho.guriggeeAroos aqalgeyn.

