Qaamuuska Asalka
guri-kuhar
(-ryo, m.dh)MagacLafdheeriUrursi
Macnaha
Dad iyo duunyo inta jilicsan oo aan ka fogaan karin guriga hareerahiisa.
Erayo la-mid ah
guri1. Hooy; aqal. 2. G. ah: nafley heshay difaac ka celiya waxy…guri1. Nafley irmaan, maalid iyo nuugid ka dhaafid. 2. La g.: ci…guricasXero la degganaa oo markaas laga guurey.guridld gurniin.guridambaysCarruur isku hooyo ah kan ugu dambeeya.guridambaysnimoGuridambays ahaansho.guriggalLaba qof oo isguursaday markii ugu horraysay si rasmi ah gur…guriggeeAroos aqalgeyn.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
