Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

guri

(-ryo, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Hooy; aqal. 2. G. ah: nafley heshay difaac ka celiya waxyeellada cudur horay ugu dhacay.

Erayo la-mid ah

guri-kuharDad iyo duunyo inta jilicsan oo aan ka fogaan karin guriga h…guricasXero la degganaa oo markaas laga guurey.guridld gurniin.guridambaysCarruur isku hooyo ah kan ugu dambeeya.guridambaysnimoGuridambays ahaansho.guriggalLaba qof oo isguursaday markii ugu horraysay si rasmi ah gur…guriggeeAroos aqalgeyn.guriggelidld guriggal¹.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms