Qaamuuska Asalka
guluub
(-byo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Aalad yar, kuusan, if bixisa oo tooshashka iyo korontooyinka lagu xiro.
Erayo la-mid ah
guluc1. Rogrogmadka isha guruxeeda. 2. Meel laabato ah; guho.gulucsiiIsha guruxeeda rogrogmasho.guluf1. Koox yar oo fardooley ah oo dagaal u jeedda. 2. Orod aan …guluf1. Koox yar oo fardooley ah dagaal aadid. 2. Orod aan xawli …gulukowsSonkor badankeeda laga helo dhirta iyo xaywaanka. G.tu waa i…gulukows-burburinFalgallo bayokiimikeed oo taxane ah, oo guluukowsta loo jeje…gulungulceeBiyo, mas iwm si dulundulco ah u socosho. ld dulundulcee.gulungulceynld dulundulceyn.

