Qaamuuska Asalka
guluf
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Koox yar oo fardooley ah oo dagaal u jeedda. 2. Orod aan xawli ahayn oo waqtiga dhiillada iyo colaadda la sameeyo. 3. ld gulfid.
Erayo la-mid ah
guluc1. Rogrogmadka isha guruxeeda. 2. Meel laabato ah; guho.gulucsiiIsha guruxeeda rogrogmasho.gulukowsSonkor badankeeda laga helo dhirta iyo xaywaanka. G.tu waa i…gulukows-burburinFalgallo bayokiimikeed oo taxane ah, oo guluukowsta loo jeje…gulungulceeBiyo, mas iwm si dulundulco ah u socosho. ld dulundulcee.gulungulceynld dulundulceyn.gulungulco1. Qaab gaaban oo kankoonsan leh; kuusan; lucuuman. 2. Daruu…guluubAalad yar, kuusan, if bixisa oo tooshashka iyo korontooyinka…

