Qaamuuska Asalka
gulukows
(kiim.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Sonkor badankeeda laga helo dhirta iyo xaywaanka. G.tu waa il ay tamar badan ka helaan noolayaashu. Sonkorta xilliga neefsashada waxa ku dhaca ogsidhayn taas oo soo saarta kaarboon laba ogsaydh leh, biyo iyo tamar. Dhirtu waxay ku heshaa g.ta habka footoosintasiska, waxaanay u keydsantaa istaarj ahaan, burburin xayawaankana waxay uga timaadaa dheefshiidka ku dhaca dhaysakaraydhyada iyo boolosakraydh-yada, waxaanay u keydsantaa staarj xayawaan ahaan.
Erayo la-mid ah
guluc1. Rogrogmadka isha guruxeeda. 2. Meel laabato ah; guho.gulucsiiIsha guruxeeda rogrogmasho.guluf1. Koox yar oo fardooley ah oo dagaal u jeedda. 2. Orod aan …guluf1. Koox yar oo fardooley ah dagaal aadid. 2. Orod aan xawli …gulukows-burburinFalgallo bayokiimikeed oo taxane ah, oo guluukowsta loo jeje…gulungulceeBiyo, mas iwm si dulundulco ah u socosho. ld dulundulcee.gulungulceynld dulundulceyn.gulungulco1. Qaab gaaban oo kankoonsan leh; kuusan; lucuuman. 2. Daruu…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
