Qaamuuska Asalka
gulucsii
(-iiyay, -iisay)Falmg2
Macnaha
Isha guruxeeda rogrogmasho.
Erayo la-mid ah
guluc1. Rogrogmadka isha guruxeeda. 2. Meel laabato ah; guho.guluf1. Koox yar oo fardooley ah oo dagaal u jeedda. 2. Orod aan …guluf1. Koox yar oo fardooley ah dagaal aadid. 2. Orod aan xawli …gulukowsSonkor badankeeda laga helo dhirta iyo xaywaanka. G.tu waa i…gulukows-burburinFalgallo bayokiimikeed oo taxane ah, oo guluukowsta loo jeje…gulungulceeBiyo, mas iwm si dulundulco ah u socosho. ld dulundulcee.gulungulceynld dulundulceyn.gulungulco1. Qaab gaaban oo kankoonsan leh; kuusan; lucuuman. 2. Daruu…

