Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

guddoonsii

(-iiyay, -iisay)
Fallg2

Macnaha

Cid wax u dhiibid.

Erayo la-mid ah

guddi/dh (-iyo, m.dh) 1. Dad loo xilsaaray inay ka arrimiyaan xaa…guddoomiGuddoon ridid.guddoominld guddoomis.guddoomiyeNin madax u ah guddi. ld guddoonshe.guddoon1. Go'aan. 2. Maamul guddoomiye madax ka yahay.guddoon1. Wax aqbalid. 2. Wax qaadasho.guddoonsashold guddoonsad, guddoonsi.guddoonsoArrin go'aan ka qaadasho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms