Qaamuuska Asalka
guddoonsasho
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld guddoonsad, guddoonsi.
Erayo la-mid ah
guddi/dh (-iyo, m.dh) 1. Dad loo xilsaaray inay ka arrimiyaan xaa…guddoomiGuddoon ridid.guddoominld guddoomis.guddoomiyeNin madax u ah guddi. ld guddoonshe.guddoon1. Go'aan. 2. Maamul guddoomiye madax ka yahay.guddoon1. Wax aqbalid. 2. Wax qaadasho.guddoonsiiCid wax u dhiibid.guddoonsoArrin go'aan ka qaadasho.

