Qaamuuska Asalka
guddoomi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Guddoon ridid.
Erayo la-mid ah
guddi/dh (-iyo, m.dh) 1. Dad loo xilsaaray inay ka arrimiyaan xaa…guddoominld guddoomis.guddoomiyeNin madax u ah guddi. ld guddoonshe.guddoon1. Go'aan. 2. Maamul guddoomiye madax ka yahay.guddoon1. Wax aqbalid. 2. Wax qaadasho.guddoonsashold guddoonsad, guddoonsi.guddoonsiiCid wax u dhiibid.guddoonsoArrin go'aan ka qaadasho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
