Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

guddoon

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Go'aan. 2. Maamul guddoomiye madax ka yahay.

Erayo la-mid ah

guddi/dh (-iyo, m.dh) 1. Dad loo xilsaaray inay ka arrimiyaan xaa…guddoomiGuddoon ridid.guddoominld guddoomis.guddoomiyeNin madax u ah guddi. ld guddoonshe.guddoonsashold guddoonsad, guddoonsi.guddoonsiiCid wax u dhiibid.guddoonsoArrin go'aan ka qaadasho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms