Qaamuuska Asalka
gub
MagacLafdheeri
Macnaha
; dhaawac dab oo biskood.
Erayo la-mid ah
gubaasBudo madow oo dhiilaha ama haamaha la culay marka la catiree…gubad1. ld gubato. Dhul dab geedihii sare ka dhammeeyey. 2. Dab. …gubanDhul-xeebeed, kulul, aan geedo lahayn, cusboole ah oo ku dhe…gubanWax dab maray ahaansho.gubashold gubad (3).gubashoFalgal kimikaad ee walaxi si dhakhso ah ula falgasho ogsijii…gubato1. Cudur lo'da ku dhaca oo haragga ka guba. 2. ld gubad (1).gube1. Maddane. 2. ld guube.

