Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gubaas

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Budo madow oo dhiilaha ama haamaha la culay marka la catireeyo ka soo daata.

Erayo la-mid ah

gubad1. ld gubato. Dhul dab geedihii sare ka dhammeeyey. 2. Dab. …gubanDhul-xeebeed, kulul, aan geedo lahayn, cusboole ah oo ku dhe…gubanWax dab maray ahaansho.gubashold gubad (3).gubashoFalgal kimikaad ee walaxi si dhakhso ah ula falgasho ogsijii…gubato1. Cudur lo'da ku dhaca oo haragga ka guba. 2. ld gubad (1).
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms