Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

guban

MagacDhexdhexaadUrursi

Macnaha

Dhul-xeebeed, kulul, aan geedo lahayn, cusboole ah oo ku dhereran badda-cas.

Erayo la-mid ah

gubaasBudo madow oo dhiilaha ama haamaha la culay marka la catiree…gubad1. ld gubato. Dhul dab geedihii sare ka dhammeeyey. 2. Dab. …gubashold gubad (3).gubashoFalgal kimikaad ee walaxi si dhakhso ah ula falgasho ogsijii…gubato1. Cudur lo'da ku dhaca oo haragga ka guba. 2. ld gubad (1).
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms