Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gubad

MagacLafdheeri

Macnaha

1. ld gubato. Dhul dab geedihii sare ka dhammeeyey. 2. Dab. 3. ld gubasho.

Erayo la-mid ah

gubaasBudo madow oo dhiilaha ama haamaha la culay marka la catiree…gubanDhul-xeebeed, kulul, aan geedo lahayn, cusboole ah oo ku dhe…gubanWax dab maray ahaansho.gubashold gubad (3).gubashoFalgal kimikaad ee walaxi si dhakhso ah ula falgasho ogsijii…gubato1. Cudur lo'da ku dhaca oo haragga ka guba. 2. ld gubad (1).
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms