Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gobo'

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Shay ka samaysan qori ama maqaar oo gammuunada lagu rito; gabooyo; qulux; qonox. 2. Dhibic.

Erayo la-mid ah

gobo'layn'lee.gobo'leeHoore, dhibic-dhibic u dhicid.gobo'maqaarGobaha maqaarka ka samaysan.gobol1. Qayb, cad. 2. Qaybaha dal u qaybsan yahay middood. ld gab…gobol-dabiici(juqr.) Meel gudaha xuduuddeeda ay ka jiraan darajo sare ee …gobol-kulaale-xige(juqr.) Gobolka u dhexeeya kulaleyaasha iyo gobolka dhexdhex…gobolaysashold gobolaysad, gobolaysi.gobolaysi1. Xiriir kalgacayl oo ka dhexeeya dad isku gobol ah. 2. ld …
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms