Qaamuuska Asalka
gobolaysi
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Xiriir kalgacayl oo ka dhexeeya dad isku gobol ah. 2. ld gobolaysasho.
Erayo la-mid ah
gobo'1. Shay ka samaysan qori ama maqaar oo gammuunada lagu rito;…gobo'layn'lee.gobo'leeHoore, dhibic-dhibic u dhicid.gobo'maqaarGobaha maqaarka ka samaysan.gobol1. Qayb, cad. 2. Qaybaha dal u qaybsan yahay middood. ld gab…gobol-dabiici(juqr.) Meel gudaha xuduuddeeda ay ka jiraan darajo sare ee …gobol-kulaale-xige(juqr.) Gobolka u dhexeeya kulaleyaasha iyo gobolka dhexdhex…gobolaysashold gobolaysad, gobolaysi.

