Qaamuuska Asalka
gobol-dabiici
(-llo ..., m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(juqr.) Meel gudaha xuduuddeeda ay ka jiraan darajo sare ee mid ahaansho qaabeed, marka la bar-bar dhigayo meelo kale, ha ahaato xagga kala sarraynta, cimilada, degaanka, sidaas darteed ilaa xad mid ahaansho qaabeed ee xagga dhaqaaqa dadka.
Erayo la-mid ah
gobo'1. Shay ka samaysan qori ama maqaar oo gammuunada lagu rito;…gobo'layn'lee.gobo'leeHoore, dhibic-dhibic u dhicid.gobo'maqaarGobaha maqaarka ka samaysan.gobol1. Qayb, cad. 2. Qaybaha dal u qaybsan yahay middood. ld gab…gobol-kulaale-xige(juqr.) Gobolka u dhexeeya kulaleyaasha iyo gobolka dhexdhex…gobolaysashold gobolaysad, gobolaysi.gobolaysi1. Xiriir kalgacayl oo ka dhexeeya dad isku gobol ah. 2. ld …

