Qaamuuska Asalka
gobol-kulaale-xige
(-llo ..., m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(juqr.) Gobolka u dhexeeya kulaleyaasha iyo gobolka dhexdhexaadka ah. Wuu ka duwanyahay kulaaleyaasha wuxunna leeyahay xilliyo kala duwan oo ay ugu muhiimsanyihiin jiilaalka iyo xagaagu, cimiladuse guud ahaan way ka diirantahay gobolka dhexdhexaadka ah.
Erayo la-mid ah
gobo'1. Shay ka samaysan qori ama maqaar oo gammuunada lagu rito;…gobo'layn'lee.gobo'leeHoore, dhibic-dhibic u dhicid.gobo'maqaarGobaha maqaarka ka samaysan.gobol1. Qayb, cad. 2. Qaybaha dal u qaybsan yahay middood. ld gab…gobol-dabiici(juqr.) Meel gudaha xuduuddeeda ay ka jiraan darajo sare ee …gobolaysashold gobolaysad, gobolaysi.gobolaysi1. Xiriir kalgacayl oo ka dhexeeya dad isku gobol ah. 2. ld …

