Qaamuuska Asalka
geestaan
(daaw.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Xanuun laga dareemo dhabarka oo raaca dhinaca bowdada, lugta iyo cagta. Waxaana keena cadka labada laf-dhabar ku dhexjira oo qallala ka dibna meeshiisa ka baxa oo ruxa xididdada dareenka e ku yaal moxogga hoose ama araxda sare.
Erayo la-mid ah
gees1. Cad sida lafta u adag oo ka baxa maxada raafleyda qaarkoo…gees/dh 1. Dhan; dhinac; jaho. 2. G.kayga/g.tayda, g.kaaga/g.taa…gees-muusaaleEelada (deerada) kolkaa la soo baxaysa geesa yar yar oo fiiq…geesaariHilib si degdeg ah dab ugu dubasho. ld geesasaar².geesaas1. Baroorta naagaha. 2. Baroor-diiq aan dhab ahayn. 3. Ugax …geesacarroNeef leh geeso aan jirriddooda lafta madaxa haysan oo marka …geesaleyXoolaha iyo ugaarta inta geesaha leh.geesarriyood/dh Geed faalala oo leh miro yaryar oo sida geesaha ariga u …

