Qaamuuska Asalka
geesarriyood
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh Geed faalala oo leh miro yaryar oo sida geesaha ariga u dhuudhuuban oo la cuno. ld geesarriyaad.
Erayo la-mid ah
gees1. Cad sida lafta u adag oo ka baxa maxada raafleyda qaarkoo…gees/dh 1. Dhan; dhinac; jaho. 2. G.kayga/g.tayda, g.kaaga/g.taa…gees-muusaaleEelada (deerada) kolkaa la soo baxaysa geesa yar yar oo fiiq…geesaariHilib si degdeg ah dab ugu dubasho. ld geesasaar².geesaas1. Baroorta naagaha. 2. Baroor-diiq aan dhab ahayn. 3. Ugax …geesacarroNeef leh geeso aan jirriddooda lafta madaxa haysan oo marka …geesaleyXoolaha iyo ugaarta inta geesaha leh.geesasaar1. Xiridda lo'da marka la maalayo geesaha laga xiro. 2. Xari…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
