Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gees

(-so, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Cad sida lafta u adag oo ka baxa maxada raafleyda qaarkood (lo'da, ariga, ugaarta iwm), madaxa raafleyda. 2. Dhinac; hareer. 3. Laba saneeg oo ka baxa madaxa cayayaanka qaarkii; geesdareen.

Erayo la-mid ah

gees-muusaaleEelada (deerada) kolkaa la soo baxaysa geesa yar yar oo fiiq…geesaariHilib si degdeg ah dab ugu dubasho. ld geesasaar².geesaas1. Baroorta naagaha. 2. Baroor-diiq aan dhab ahayn. 3. Ugax …geesacarroNeef leh geeso aan jirriddooda lafta madaxa haysan oo marka …geesaleyXoolaha iyo ugaarta inta geesaha leh.geesarriyood/dh Geed faalala oo leh miro yaryar oo sida geesaha ariga u …geesasaar1. Xiridda lo'da marka la maalayo geesaha laga xiro. 2. Xari…geesasaarSac la lisaayo geesaha ka xirid. ld geesasaari.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms