Qaamuuska Asalka
geesaari
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Hilib si degdeg ah dab ugu dubasho. ld geesasaar².
Erayo la-mid ah
gees1. Cad sida lafta u adag oo ka baxa maxada raafleyda qaarkoo…gees/dh 1. Dhan; dhinac; jaho. 2. G.kayga/g.tayda, g.kaaga/g.taa…gees-muusaaleEelada (deerada) kolkaa la soo baxaysa geesa yar yar oo fiiq…geesaas1. Baroorta naagaha. 2. Baroor-diiq aan dhab ahayn. 3. Ugax …geesacarroNeef leh geeso aan jirriddooda lafta madaxa haysan oo marka …geesaleyXoolaha iyo ugaarta inta geesaha leh.geesarriyood/dh Geed faalala oo leh miro yaryar oo sida geesaha ariga u …geesasaar1. Xiridda lo'da marka la maalayo geesaha laga xiro. 2. Xari…

