Erayo la-mid ah
gebi1. Qar; jar; daan. 2. Meel qar hoostiis ah oo roobka, qorrax…gebiFool; madax.gebidhac1. Dalambaabiyidda wax socda sabbaynaya sameeyaan. 2. Wax dh…gebidhaclaynld gebidhacle.gebidhaclaysSi habjaq ah u socosho. ld gebidhaclayn.gebidhacleSocod dalambaabi ah oo hadba dhan loo dhaco. ld gebidhaclayn…gebidhaclee1. Si dalambaabi ah u socosho. 2. Wax hadba dhinac ku dhicid…gebikayeerCodka ay soo celiyaan qararka iwm. marka u dhowi dhawaaqsan.

