Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gebidhaclee

(-leeyay, -laysay)
Falmg2

Macnaha

1. Si dalambaabi ah u socosho. 2. Wax hadba dhinac ku dhicid.

Erayo la-mid ah

gebi1. Qar; jar; daan. 2. Meel qar hoostiis ah oo roobka, qorrax…gebiFool; madax.gebidhac1. Dalambaabiyidda wax socda sabbaynaya sameeyaan. 2. Wax dh…gebidhaclaynld gebidhacle.gebidhaclaysSi habjaq ah u socosho. ld gebidhaclayn.gebidhacleSocod dalambaabi ah oo hadba dhan loo dhaco. ld gebidhaclayn…gebikayeerCodka ay soo celiyaan qararka iwm. marka u dhowi dhawaaqsan.gebinQalab lagu dabo shimbiraha siiba dagiiranka oo xidid geed ka…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms