Qaamuuska Asalka
gebi
(-iyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qar; jar; daan. 2. Meel qar hoostiis ah oo roobka, qorraxda, dhaxanta iwm laga galo. 3. G. ahaan: giddi; gebigood; giddigood.
Erayo la-mid ah
gebidhac1. Dalambaabiyidda wax socda sabbaynaya sameeyaan. 2. Wax dh…gebidhaclaynld gebidhacle.gebidhaclaysSi habjaq ah u socosho. ld gebidhaclayn.gebidhacleSocod dalambaabi ah oo hadba dhan loo dhaco. ld gebidhaclayn…gebidhaclee1. Si dalambaabi ah u socosho. 2. Wax hadba dhinac ku dhicid…gebikayeerCodka ay soo celiyaan qararka iwm. marka u dhowi dhawaaqsan.gebinQalab lagu dabo shimbiraha siiba dagiiranka oo xidid geed ka…gebiyandhoorreNooc shimbiraha ka mid ah oo dhoor dhaca madaxa ku leh. ld g…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
