Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gebidhacle

MagacLafdheeri

Macnaha

Socod dalambaabi ah oo hadba dhan loo dhaco. ld gebidhaclayn.

Erayo la-mid ah

gebi1. Qar; jar; daan. 2. Meel qar hoostiis ah oo roobka, qorrax…gebiFool; madax.gebidhac1. Dalambaabiyidda wax socda sabbaynaya sameeyaan. 2. Wax dh…gebidhaclaynld gebidhacle.gebidhaclaysSi habjaq ah u socosho. ld gebidhaclayn.gebidhaclee1. Si dalambaabi ah u socosho. 2. Wax hadba dhinac ku dhicid…gebikayeerCodka ay soo celiyaan qararka iwm. marka u dhowi dhawaaqsan.gebinQalab lagu dabo shimbiraha siiba dagiiranka oo xidid geed ka…
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms