Qaamuuska Asalka
gawaanraaci
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. Xoolo badan didin. 2. Wax dhumin.
Erayo la-mid ah
gawaadNin, rag iyo haweenka isu geeya; rufiyaan.gawaadU g.: nin iyo naag isu gayn.gawaadadHaweeney, rag iyo naago isu geysa.gawaamiKu g.: wax dhul ku dhufasho. ld gawaani.gawaaminld gawaamis, gawaanin, gawaanis.gawaanDhul didib ah oo adag.gawaanraac1. Cararidda xoolo badani cararaan iyaga oo baydadaya. 2. Lu…gawaanraac1. Xoolo badan didid. 2. Wax dhumid.

