Qaamuuska Asalka
gawaadad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Haweeney, rag iyo naago isu geysa.
Erayo la-mid ah
gawaadNin, rag iyo haweenka isu geeya; rufiyaan.gawaadU g.: nin iyo naag isu gayn.gawaamiKu g.: wax dhul ku dhufasho. ld gawaani.gawaaminld gawaamis, gawaanin, gawaanis.gawaanDhul didib ah oo adag.gawaanraac1. Cararidda xoolo badani cararaan iyaga oo baydadaya. 2. Lu…gawaanraac1. Xoolo badan didid. 2. Wax dhumid.gawaanraaci1. Xoolo badan didin. 2. Wax dhumin.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
