Qaamuuska Asalka
gawaad
(-dyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Nin, rag iyo haweenka isu geeya; rufiyaan.
Erayo la-mid ah
gawaadadHaweeney, rag iyo naago isu geysa.gawaamiKu g.: wax dhul ku dhufasho. ld gawaani.gawaaminld gawaamis, gawaanin, gawaanis.gawaanDhul didib ah oo adag.gawaanraac1. Cararidda xoolo badani cararaan iyaga oo baydadaya. 2. Lu…gawaanraac1. Xoolo badan didid. 2. Wax dhumid.gawaanraaci1. Xoolo badan didin. 2. Wax dhumin.gawaanraacidld gawaanraac¹.

